Hambalyo Meher Wacan

Hambalyo Meher Wacan: Mudane cabdi fataax maxamed bakri iyo Marwadiisa Adna Xuseen Axmed oo meherkoodu ka qabsoomay maanta taariikhdu tahay 20/12/2011 magaalada Hargeisa gaar ahaan MANSOOR  HOTEL…

Anigoo magcaygu yahay cabdi casiis cali maxmed iyo asxbtayda hoos ku qoran waxaan hanblayo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinynaa  boqorka iyo boqorada cabdi fataax maxamed bakri iyo Adna xuseen axmed oo labaatankii bishan aynu ku jirno mehorkoodu ka dhacay hotel mansor  ee magaalda hargysa waxaanan lenahay noqda kuwii  isku waara ubad khayr qabana kala hela waxanan lenahay gurigiinu guri nagi guurkiinu guur khayr gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax eebaw ka yeel aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiin    
   cabdi ladiif cali cumar iyo jacalykiisa……….
   caydaruus biixi mire
   Abwaan jaamca muuse abyan
   cali cabdi (cali buur)
   cabdi naasir cumar jaamac
   cali iid axmed jaamac
   khadar ismaaciil cabdi
   axmed xuseen jaamac (axmed  carab)
   muxiyadiin cabdilaahi  (muxiyadiin biime)
   xamse xasan carab
   Rooda  cabdi muuse
  rashiido cuqle 
 
waxay hambalyo meher wacan ay hawada umarinayaan cabdi fataax maxamed bakri iyo Marwadiisa Adna Xuseen Axmed

oo meherkoodu ka qabsoomay maanta magaalada Hargeisa gaar ahaan MAANSOOR  HOTEL maanta oo ay taariikhdu tahay 20/12/2011 maalin Salaasa ah waxaan leenahay ku gaadha aqalgalkiina bash bash iyo barwaaqo noqda kuwii ubad khayr qaba kala hela aamiin aamiin aamiin