HAMBALYO KU SOCOTA MAAREEYAHA CUSUB EE DEKEDA BERBERA

Hadaanu nahay dhalinyarada reer Berbera waxa aanu hambalyaynaa Maareeyaha cusub ee loo maga caabay Dekeda Berbera Eng:  Ali Omar Mohamed oo ah masuul in badan ka shaqaynayey  dekeda oo  aaqoon iyo waayo aragnimo dheeraad ahana uleh mamulka iyo maaraynta dekeda .

Waxa aanu leenahay waa Xil ku munaasiba  ah in loomaga caabo Eng: Ali Omar Mohamed in uu naqdo maareeyaha cusub ee Dekeda Berbera oo uu hore u ahaa Ahmed Yusuf .  Maareeyan cusub oo in badan maamulayey dekeda Berbera  oo aan aaminsanahay in uu horumar  kusoo kordhin doono Dekada sidii maareeyihii ka horeeye  insha allah

Ugu danbayntii waxa aan alle uga baryeyna in uu xilkaas culus ee loomagacaabay Alle uu fudaydiyo Kana dhigo mid udhabar adayga waajibadkiisa shoqo ee loo igmaday in uu umada uqabto.

  1. 1.     Axmed Abokor ,Maxamed
  2. 2.     Mohamed Ali Ahmed
  3. 3.     Farxaan Maxamed Jaamac
  4. 4.     C/raxman Axmed Aadan
  5. 5.     A.qadir Xuseen C/laahi
  6. 6.     Xuseen Cawil Raage
  7. 7.     Saleeban Mohamed Ahmed
  8. 8.     Mohamoud Mahamed Jama