Maanso Gaaban: shebekadaha wararka‏

 

Waa Maanso Gaaban Oo Aan Hadyad
Uga Dhigay Iyo Abaalmarin
Dhamaanba Shebekadah
Caalamiga Ah Ee Aan Hore
Maqaalada Iyo Mahadcelinta Ugu
Soo Diray Waxaanay Kumataysteen
Hawsha Ay Umada U Hayaan Iyo Siday
Dalka Iyo dadkaba U Ilaaliyaan.
By Abw:Sidiiq Sh Farax Gabaar,
 




Marka Hore Waxaan Salaamayaa Dhamaanba Saxaafadda Sharafta Leh Ee Sida Qiimha badan Noogu Soo Gudbisa Dhambaalada Iyo Fariimha Iyo Shacabka Qaaliga Ah Gudaha iyo Dibadaba.Bacda

Maanta maqaalkani Waxa Uu Quseeyaa Waa saxaafadeena Sharafta Leh Ee Hadh Iyo Habeen Inoo Heeganka Ah  Siday Inooga Haqabtiri Lahaayeen Waxa Allaala Iyo Wixii war Iyo wacaal Iyo fariin Ah Ee Ay Bulshada Iyo Dawladuba Soo ban Dhigto.waxa Jirta inaa maqaalo Hore Oo Aan  Kaga Hadlaya waxtarka Iyo Faaiidada saxaafada Iyo Sidaynaan U Ogayn Ee Aanay Inaga xageena Aanay Waxtar Iyo Taakulayn Midna aana Uga Helin.Hadaba waxaan Hore Ugu taliyay Inaynu sanadkiiba Mar Aynu Qolyaheena Qurba Joogu Siino Abaal marin iyo hadyada Ama waxoogaa hantiya Oo Ay Ku Kabaan Biilsha Wariyayaasha Gaar Ahaan Kuwa Afrika Jooga.Waa Inaynu Hoos U Eegnaa saxaafadeena.Insha Allahu Oo Loo sameeyaa sanduuq. Dhawaan waxaynu Ka tashan Doonaa Ee Mar walba Waxaan Ku Talinyaa Saxaafada Hoos Haloo Eego. Waxa dareemi kara Qofka wax Qora Hawsha Iyo Dhubka Ay Leedahay.


Hadaba maansadan Bal Akhris wanaagsan.waan Soo Koobay laakiin tayadiisa bal Ila Akhrista dadwaynoow.


 

Marka Hore Waxaan Salaamayaa Dhamaanba Saxaafadayada Sharafta Leh Ee Sida Qiimha badan Noogu Soo Gudbisa Dhmbaalada Iyo Fariimha Iyo Shacabka Qaaliga Ah Gudaha iyo Dibadaba.Bacda
 
Maanta maqaalkani Waxa Uu Quseeyaa Waa saxaafadeena Sharafta Leh Ee Inoo Heeganka Ah Hdh Iyo Habeen Siday Inooga Haqabtiri Lahaayeen Waxa Allaala Iyo Wixii war Iyo wacaal Iyo fariin Ah Ee Ay Bulshada Iyo Dawladuba Soo ban Dhigto.waxa Jirta inaa maqaalo Hore Oo Aan  Kaga Hadlaya waxtarka Iyo Faaiidada saxaafada Iyo Sidaynaan U Ogayn Ee Aanay Inaga xageena Aanay Waxtar Iyo Taakulayn Midna aana Uga Helin.Hadaba waxaan Hore Ugu taliyay Inaynu sanadkiiba Mar Aynu Qolyaheena Qurba Joogu Siino Abaal marin iyo hadyada Ama waxoogaa hantiya Oo Ay Ku Kabaan Biilsha Wariyayaasha Gaar Ahaan Kuwa Afrika Jooga.Waa Inaynu Hoos U Eegnaa saxaafadeena.Insha Allahu Oo Loo sameeyaa sanduuq. Dhawaan waxaynu Ka tashan Doonaa Ee Mar walba Waxaan Ku Talinyaa Saxaafada Hoos Haloo Eego. Waxa dareemi kara Qofka wax Qora Hawsha Iyo Dhubka Ay Leedahay.
 
 
Hadab gabaygan Bal Akhris wanaagsan.waan Soo Koobay laakiin tayadiisa bal Ila Akhrista dadwaynoow.
 
 
 

Shabakadaha Caankee
 
Sharaftiyo wanaagaba
 
Shaalka Looga Dhigayee
 
Shaandheeya  Wararkee
 
Shiilaya Dhambaalada
 
waxay Shabacku Leeyiin
 
Waad Noo Shaqaysaan
 
Xaasid Idinma Shiidoo
 
Shiqib Idinma eegoo
 
Shaydaan Idima Baalmaro
 
Sheega Wararka Dahabka
 
Shuba Oo Ukala Dira
 
Shanta Qaradoodiyo
 
Shicibkiina wacnee
 
Sharaftiina wada Qiray
 
Abaalkiinu Sheegane
 
 Muraadkaa Ku Shawrtan
 
Shishewaxaad  U Jeceshiniyo
 
Shax Shaxdiyo  Barwaaqba
 
Rabi Haydiin Wada Shubo
 
Badhaadhaha Kuwada Shira,
 
 
 
 
 
 
 
 
Maanta halkaas haynoo Joogto Waa In lagu Faanaa Shirkdaha warkiyo Inta Muwaadiniita Ah waxa wanaagsan Qabtaba.
 
 
 
 
Wabilaahi Tawfiiq Ilaahay Ayay Mahdi U Sugnaatah Alxamdulilaahi Calaa Kuli Xaal,
 
 
 
 
By Abw.Sidiiq Sh farax gabaar
Oslo Norway
Gaashaan_1986@hotmail.com