HAMBALYO MEHER WACAN

 

Hooyo Qamar X. Cismaan Maxamed iyo
Aabbo Xariir Yuusuf Nuur iyo Caruurtooda oo kala ah
1. Rooda Xariir Yuusuf iyo Odaygeeda & caruurteeda
2. Saynab Xariir Yuusuf & Odaygeeda & Caruurteeda
3. Aamina Xariir Yuusuf & Odaygeeda & Caruurteeda
4. Deeqa Xariir Yuusuf & Caruurteeda & Odaygeeda
5. Saado Xariir Yuusuf & Sayigeeda Muuse Yuusuf & Caruurtooda
6. Aadan Xariir Yuusuf & Xaaskiisa
7. Faarax Xariir Yuusuf & Xaasaskiisa
8. Mustafe xariir yuusuf
9. Mubaarig Xariir yuusuf
10. Madar xariir Yuusuf
Kala jooga Somaliland, Kanada, Ingiriiska, waxay hambalyo u dirayaan meherka
Khadar Maxamed Dagaal & Farduus Xariir Yuusuf oo Meherkooduna ka dhacay tuulada taalabuur ee gobolka togdheer taariikhdu markay ahayd 09/06/2011 waxaanay leeyihiin Dadkani  noqda kuwii Aqal galkoodu soo deg-dego eek ala hela Ubad khayr qaba oo Dalkooda, Diintooda iyo Waalidkoodba anfaca
 
 
AAMIIN …………. AAMIIN ………………AAMIIN