NIN XANUUNSANAYA: HOGGAAMIYIHII HORE EE WADDANI

Moravia Alberto, oo ah tifatiraha joornaalka Corriere de la  Sera, ayaa ku macneeyey hogaamiyihii hore ee Wadani nin uu ku dhacay xanuunka maskaxda ee Attention Deficit Hyperactivity Disorder oo loo soo gaabiyo ADHM.

Xanuunka ” Attention Deficit Hyperactivity Disorder” waxa dhibanaha uu ku khasbaa in uu kaligii murugoodo, hadii uu heli waayo baahida uu u malaynayo in uu u baahanyahay, waxana uu sababa in ugu dambayn qofka uu isku dilo meel aanay dad kale la joogin.

Hogaamiyahii hore ee xisbiga Wadani, Abdirahman Irro ayaa lagu arkay isaga oo lugaynaya xaafad u dhaw kiniisada Bole Michael Church.

Faalada Monrovio Alberto uu ka qoray quwadaha ku tartamaya Geeska Afrika, ayaa soo baxaysa December 24.

WQ Axmed Adan