Tacsi: Marxuun  Jaamac Yuusuf Maxamud

Dr. Saleebaan Ciise Axmed Wasiirka wasaaradda caafimaadka

Nimco Xuseen Qowdhan Wasiir ku xigeenka wasaarada caafimaadka

Dr. Cusman Xuseen Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka

iyo dhamaan Bahda shaqaalaha wasaaradda Caafimaadka ee Somaliland.

 waxay tacsi u dirayaan dhamaan ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay  Alle ha naxariistee,  Marxuun  Jaamac Yuusuf Maxamud

oo ahaa shaqaalaaha wasaarada caafimaadka kaasoo maanta oo ay bishu tahay 31/1/2015, lagu aasay Caasimadda Magaalada Hargeisa

 Waxaanay leeyihiin dhamaanteen samir iyo Iimaan Alle ha inaga siiyo

 Aamiin…Aamiin….Aamiin

Maxamed Faarax Axmed

Madaxa Isgaadhsiinta Adeegyada Caafimaadka Guud ee Aassaasiga ah ee

Wasaarada Caafimaadka