Waraaq furan oo ku socota Wasiirka qorsheynta Somaliland (Dr, Saad Ali Shire)‏

Sacaadatal Wasiir ,
Iga guddoon salaan aad u qaali ah,intaasi ka dib waxaan doonayaa in aan ku xasuusiyo in ay dadkaagii iyo gobolkii lagaa soo magacaabey ay weli ku sugayaan waxqabadkaaga,inta u dhaxeysa Hawd/Qudhacdheer ilaa galbeed halka ugu dambeysa ee reerku dego.

Beryahan dambe nimanka Cabinetka kugu jiraa nin waliba reerkiisa waxa u mariyaa in uu wax u qabanayo qaar toos ayay uga iclaamiyeen saxaafadda sida Dr,xaglo toosiye,Xirsi H.hassan,m/Xaashi.End Dualeh waanay muujiyeen wixii la soo taray nin walba horta waxa uu ka fuudh yeelay dadkoodii waanay u sheegeen inay u maqan yihiin.Hadaba adigu waxaad tahay qualified DR oo planning u qeybsan waanad ogtahay dhaqaalaha wadanka lagu maamulo in uu ka soo baxo Berbera Port/Berbera/Airport,Law  Ado/Custom,Kalabeydh Custom,hadaba maxay ku dhacdey in Dhaktar Sheikh EE kuwetigu dhisay uuna ugu deeqay reer Sheikh aad u tahli kari weyday in dhaqaajiso,maxaad ku darsar Labada school ee laga dhisayo Mandhera.Ta kale Suuqsade Secondary school,Jujuub/Federation sjeikh Secondary school,Bursade secondary school,Laasgeel Secondary school waxay la’ yihiin Macalimiin qualified ah (Bsc,BA)ma heystaan.
Xagga caafimaadka ma badna MCH yada laga hirgeliyey degaanka reerku dego.
Saacatadal wasiir waxaan kaa sugayaa in aad jawaab waafi ah iga siiso arintaas aan ku weydiiyey,iyadoo aanay ku fadhiyin qabiil iyo eex qaraabo kiil ee wax aanu xaq u leenahay tahay,illaahay waxaan ka beryayaa in illaahay xaqqa ku garan siiyo.
 
Madaxweynahaaga oo ah madaxweyga waxaan leeyahay geesi baad tahay illaahay kuma xilo,dhaqaale iyo wixii la midi meel ma gaadhaan dhinaca cadaaladda ogow koley faraheenu ma sina ee cadaaladu waa muhiin(Rag cadaalad waayey sida u kala yaac)
Farriintaasna waa amaano gacalka aan u gudbinayo
 
DR,Abdi/razak Mohdi Essa
Seha Company Abu Dhabi
United Arab Emirates