Tacsi Reer Cumar Xasan Guuleed U Dirayaan Reer Ciise Xayd


Cali Cumar Xasan Guuleed,  Axmed Cumar  Xasan Guuleed,  Cabdixakiim  Cumar  Xasan Guuleed, C/llaahi Cumar Xasan Guuleed, Sitiin Cumar Xasan Guuleed, Siciid Cali Nuux,  Axmed Cumar Toosh, Faysal  Barre Kabayle,  Muqtaar Nuux Caalin iyo Dhamaan Guled  Park  Restaurant, waxay tacsi u dirayaan Reer Ciise Xayd geerida Marxuum Carab Ciise Xayd  oo ku geeriyooday Magaalada Minneapolis gobalka Minnesota ee dalka maraykanka, marxuumkaa oo Jimacaha lagu aasayo Minnesota,  waxaanay illaahay uga baryayaan inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo Iimaan ka siiyo,   

Aamiin                                       Aamiin                                       Aamiin