Baaq ku wajahan muranka khayraadka gobolka saaxil

Waxaan ugu baaqayaa deegaanka gobolka saaxil,in la joojiyo aragtiyaha iyo taageerada iska soo horjeedka ah ee lagaga hadlayo wersheda sibidhka maalgashigeeda.laguna bedelo qaab bedelkiisa ah oo deegaanka gobolkuna ku helilahaa tixgelintiisa,waxna loo wada yeelan lahaa lana joojiyo ,is burinta taageerada tv-yada magaca degaanka gobolka lagu jiidjiidayo oo fahmo ofkasta oo deegaanka kamida ee kahadlaya tv-ga inuu yahay qofkaraamada shaqsinmo ee uu leeyey meel kaga dhacaya inta kalena lawadaagto.
waxaan ku talinlahaa inay cidkasta oo maalgashi doonba ay dhulka dhigto tay wadato oo la helo cid ka madaxbanaan oo garata in khayraadka gobolku aanu ahayn oo qudha sibidhka ee ay jiraan qaar ka qaalisan sibidhka oo dihin berina hor imanaya dadka hortooda,si hadaba loo helo talo baaxada khayraadka gobo;ka leh,waxa haboon inlayidhaahdo,iydoo la tix gelinayo nidaamka dawlada dexe  iyo xuquuqda deegaankaba waxa la dhiirigelinayaa cidkasta oo maalgashanaysa khayraadka gobolka saaxil iydoo latixgelinayo ququuqda muwaadinka iyo ka deegaankaba.lana sameeyo sheeris sidaas udhigan.oo ay keenaan afkaar furan oon kakanayn(xidhxidhnayn)cidkastoo taa danaynaysaana ay xukuumiahaan iyo mid deegaan ahana la helo qaab loo agaasimo.
4
sidaas ayaa igala haboon hebelo lataageero,labada shinac iyo tv-yo laska dhaleeceeyo iyo lasdaba fadhiito.waxaan leeyey xukuumad ahaana ma fiicna waxaan bislayn in dadwayna lagu soo dhextuuro ooy abuurto xaalado ku biira kuwa hareeraha.waxa loo baahanyey inay marka hore wax ka bislayso gobol ahaan deegaan ahaan ,dhawrtona xaasaasiyada dareenada hadba taagan si ay ugu hesho arimahaa diblamasadii ay ku hananlayad.
                               wa bilaahi tawfiiq.
                                             mmy434@yahoo.com
                                         m.muse/berbera