Hambalyo aroos wacan

 
·       c/samada maxed jaamac
·       c/raxmaan maxmed jaamac
·       qaasim ismaaciil xasan
·       daahir xasan ibraahin
·       axmed maxmuud samatar
·       xamdi ciise kaahin
·       c/salaam axmed cigaal
·       guuleed obsi cigeh
·       foosi c/laahi xasan
·       caaqil c/rashiid cabdile
Waxaanu halkan hanbalyo iyo bogaadin aan lasookoobi Karin hawada umarinaynaa arooska farxada leh
Ee boqorka iyo boqorada

C/RISAAQ YUUSUF CALI IYO DEEQA MAXMED BOOS

OO AROOSKOODU KU QABSOOMAY  MAGALO MADAXDA GOBOLKA SANAAG EE CEERIGAABO 14/FEP/2012
ILAAHAY WAXAANU UGA BARYAYNAA INUU KALA SIIYO UBAD KHAYRQABA AAMIIN AAMIIN AAMIIN