TACSI KU SOCOTA REER Cabdi Askari GAAR AHAAN Hooyo Safiya Maxamud Maxamed & Caruurteeda .

Anagoo ah dadka magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxaanu Tacsi u dirayaan Reer Cabdi Askari , anagoo uga Tacsiyadeynayna geerida Marxuun Cabdi Macalin Xasan X.Cabdi oo Xalay ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa, welibaTacsidan waxaan si Gaar ah ugu diraynaa.
Hooyo Safiya Maxamud Maxamed Iyo Caruurteeda
Anagoo uga Tacsiyadeynayna Geerida naxdinta leh ee ku timi Marxuun Cabdi ASkari oo Habeenkii xalay ee Jimcaha ahayd, 15/11/2011 ku Geeriyooday magaalada Hargeysa.
Caaqil , Cismaan Salebaan Diiriye.
Caaqil, Xasan Dhuuxyare .
Xildh, Maxamed Jaamac
Xildh, Cali Xasan Maxamed (Cali Marexaan)
1.Xariir X.Haybe X.haybe Iyo Dhamaan Qoyska Reer Xaaji Haybe.
2. Axmed Cilmi Ismaciil (Lafoole) iyo Qoyskiisa.
3. Adan yusuf Elmi iyo Dhamaan Reer Yusuf Cilmi .
4.Muuse Nuur Qoorbaxay iyo Qoyski
5. Keyse Biixi Ismaciil Iyo Qoyskiisa
6. Idiris Axmed Xubin iyo dhamaan Qoyska Reer Axmed Xubin .
7. Sacad Jaamac Nuur iyo Dhamaan Qoyska Reer Jaamac Nuur.
8. Sh.Saleebaan Cali Liibaan iyo Qoyskiisa.
9.Jaamac Maxamuud Ciise Alaale(Ali Bashir) iyo Qoyskiisa.
10.Khadiija X.Diiriye Ducaale iyo Caruurteeda
11.Daahir Xasan Jaamac Iyo Caruurtiisa .
Waxaanu leenahay illaahay samir & Iimaan ha idinka siiyo marxuumkana janadii Fardowsa ha ka waraabiyo.
AMIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIN AMIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN