BAAQ KA SOO BAXAY QUURBO JOOGTA CIISE MUSE EE WADANKA SWITZERLAND

Dhalinyarada,  aqoonyahanka, Beelwayinta ciise muuse ee quurbo joogta wadanka switzerland
oo soo Dhaweeyay qaabsoomida shirweyinaha Reerka , Baaqna U Direy Beesha
Dhalinyarda aqoonyahanka Beelwayinta ciise muuse ee quurbo joogta wadanka switzerland
ayaa soo dhaweysay qaabsoo mida shirweyinaha  Beesha shirweynaha la filayo inuu qabsoomo
29 sepetember  2011  ee sanadkan isla markana waxay uu diirayan Baaqa ah daanta reerka
shirweyinaha oo loogu magaca daaray   ( Daan  iyo duco ).


Hadii aanu nahay Dhalinyarada  aqoonyahanka  Beelwayinta ciise muuse ee quurbo joogta wadanka switzerland
waxan  si buuxda uu taagrsanahay qaabsoomiida shirweyinaha Beesha ciise muuse shirweyinaha oo lagu qaaban doono
.Dubuur. oo ka tirsan sheekh  anaaga oo tixii raacayina baaqii ayii soo saareen saladiinta Beesha suuldaanka guud ee Beesha:-
suuldaan ( cismaan suuldaan cali kooshin ) suladanka labad ee Beesha suldaan ( maxamed suulan exmed sheekh)
Beeqan oo ayii soo saareen magac yada hoose ku qooran
 
 
 
1 gudomiye. fayisal adaan sahal

2  Abdi qaani cumar hasan obsiye

3 Eng.    Iid husen abdilah xoolow
 
4  Eng. mustafe xasan dahiir shayi wall
 
5    Abdi yusuf muse  xabad
 
6    ahmed yasiin
 
7   oday muse maxamed cali
 
8   saleeban cabdi askar
 
9    yusuf abdi asoowe
 
10   maxmed siciid
 
11   exmad ducale  yili
 
12   jamal siciid caratan
 
13   axmed adaan guun
 
14   Abdi nasir mahmed jama
 
15 Eng. xirsi xaajii xuunbuul
 
16    huseen hasan Abdi
 
17  DJ abdale saleebaan maxamed
 
18  Eng ahmed cabdilaahi axmed
 
19   dahiir hasa guleed cawar
 
20  axmed yasiin cabdilaahi faarax ( lil hadi )
 
21 oday   Abdi madoobe
 
22  casha adaan
 
23  deeqa awuu jama
 
24 sahar cabdi buurii
 
25  jiweriya ibrahin maxmed
 
26 ifrax cilmi cateye
 
27  fayisa mahmed abdi
 
29  saado abdilah mohmed
 
30  ifraxa mahomed