Ardaydiii imtixaanka shahaadiga ah ee wasaaradu ku dhawaaqday shalay oo qaarkood ka tahriibeen wadaka alawa saha amuuraha

Waxaan ugu horayn salaamaya bahda berberanews.com sida wacan ee ay dhexdhexaadka u yihiin
marka xigta waxaaan idiin sheegi lahaa dhalinta dalkan inaanay wax u hadhay jirin waayo waxaa dalkii noqday wadan aan laga shaqaysan karin wax shaqo ahin oolin inta taalana ay kala qayb sadeen dad aan aqoon karti, hufnaan u lahayn dalkani aynu kuwada nool nahay .


waxaa soo laba jibaar maysa maalinba maalinta ka dambaysa xumaanta qabyaalada, xasadka, xiqdiga iyo buqdiga alaw noo sahal
dawladan hada dalka ka talisaana aanay war ka hayn dhalinta  iyo dadaalkeeda oo anay wax barnaamijyo ah ba u samayn inkastoo ay dhaanto tii aaynu ridnay
waxaan ka maqlaa culimada iyo waalidiinta iyo mar mar dadka xukunka haya in ay yidhaahdaan dalka dhaliey idinka u hadhaaaya e ha a thriibina taasina waa wax dhalanteed ah oo aan odhan karo waa dhalaan habaabis
dawlada jamahuuriyada somaliland waxay ku naba iyo caano maashay is maqal, la maqlo madax dhaqameedka iyo guurtida somaliland hada se taasi waa inaga idaalaysaa oo waxaa dhawaan la odhan doonaa barigii oday hebel la maqli jiray waayo dalkii waxaa u so hadhay maangaab calooshiiisa la ciyaar ha
waxa maanta waxaasi oo ereyo qadhaadh ah igu kalifay waxaan ka xumaaday isla markaana ka diirku ii damqaday dhalintii facayga ahayd oo bada ku idlaatay iyo aniga oo maalinba maalinta ka dambaysa is leh baraad bixi markaan diyaa garoobo ayaa mid aanu isku dheerayn la yidhaahdaa waa geeriyooday hebel marksaan idhaahdaa horta bal maalin iyo laba nagw geeraa kuigu dhacday e hadana maalinta sadexaad ayaan idhaah saaaka bax markaasaa kii hore ku ka darani soo dhacaa!!!!!!!!!!!!
ugu damayntii waxaan idin la  socodsiin lahaa maanta in ay dalka  maqanyihiin ardaydii ugu dadaalka badnayd dalka ee ay wasiirada waxbarashadu magacyadooda akhriyeysay idaacadaha dalkana magacyadooda laga xaadiriyaaanay ay dalka dahriib uga maqan yihiin waana wax laga xumaado (waalidkoona waxay ku noqonaysaa farxad iyo naxdin)
gaar ahaan waxaan xusi lahaa ardaygii ugu sareeyey gobolka hawd e baligubadle Xasan Muuse Cismaan Jaamac isla markaasina kaalinta lixaad ka galay wadanka oodhan inuu alka iskaga baxay dalkana iskaga hajiray sida warar kale sheegayaana ay ka maqanyihiin qaarkale oo isla kaalmaha sare kula jiray talaw maxaa sabab u a ee keenay arinkaasi
Siciid Nuur Jaamac
nuur424@hotmail.om
hargeisa
tell 4112544