Tacsi Tiiraanyo Leh

Aabo cumar qayir, shanfool Qayir , cabdi qayir, Ibrahin Qayir , Cibaado cumar qayir iyo caruurteeda , aadan xasan qayir , cabdi fiindhe , Zahra cumar qayir, safiya ibrahin qayir, xariir xasan qayir , farxaan ahmed cumar , Ahmed Qayir, Xuseen Qayir. iyo Dhamaan reer qayir liibaan waxay tacsi u dirayaan
Aabo Qabaanqab iyo hooyo siraad ismaaciil oo wiilkoodii muuse qabaanqab uu ku geeriyooday magaalada hargeysa 14.06.2011
guriga xildhibaan maxamed obsiiye. Waxaanay ILAAHAY uuga baryayaan in uu naxaariistii janno ka waraabiyo qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin, Aamiin Aamiin.