Gabay Iftiiminaya Xukumadda Silaanyo iyo Siyaasiyiintii Halganka Ugu Jiray Ururada Ee Wasiiradda Ku Bedeshay

Gabaygan waxaa tiriyayaabwaan cabdixakiin axmed umul {abwaan dalmar} Waxaanu utiriyay qaar kamid ah golaha wasiirada iyo madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa iyo waliba qaar kale oo kamid ragii siilaanyo lasoo ololeeyay inbadana uu ugu hawlanaa sidii dalka u qabsan lahaa waxaanu si gaar ah u taabanayaa ragii u ololeenayay furista xisbiyada kuwaas oo in badan ku jiray jeelasha balse hamigoodu uu noqday sidii ay xukuumada siilaanyo wasiir uga noqon lahaayeen ayaan waxaan tiriyay maanso la yidhaahdo abaal waxaanu yidhi Xilku wuu mug weynyoo Gaboosaa kamaagoo Siilaanyuu maraan maray Ka mugsaday wasiirnimo Ina xaashi magaciyo Mahwigii hargaysiyo Madaxdii dalkaa tahay Maaweelo lagu kori Masaariif kudirir noqoy Ina biixi magaciyo loo Gali maqaar culus Waar mujaahid baad tahay Macno kugu filan adag Mansab kale ha daydayin Madaxweynaheenani maalintuu Codkii helay saylicina mooskiyo Muska guudka laga saar Mashiinaduu dhagaystaa Cukusane maqaalada masxafkii Wax lagu qoro meeqaaq wargeysyada Ina kaahin aamyoo afka gacanta saaryoo Wuxuu aamusnaadaba eelkii lasoo noqoy Irguu manta soo diray c/laahi midhiqle mina waaradaa fuul hadba meel kasoo hadal ma matalo dalkeena malaa waa lasoo diray odoyguna miciin mood malta looga sheekee xirsi wuu matalayaa waa muhindis darawala maqaankuu ku noolyahay marduufkuu la talo yahay murankuu u jilib dhigay cilmi miidaw dawsaday maqrib yimi habeenimo matalayn qabiilada meelaysigii diid mareegtuu lugta u sudhay meeshiina mid kale keen muudsaday dadweynaha macdantii dalkeeniyo meerkurigii soo guray macaash baa ladaydayay malyuun gini ladhaafsaday maantaa inoo hor ah xaabsadena markhaatiyo maragbuu la gole yimi meelkastaba dab soo gali mar hadaanu maalmii maydii ka ololayn mari mayo laaskii cadamina mabaan maqal maalintiiba dabadeed midhiyaha kamuu hadal malaa mawjad daadiyo ma hawi baa lasara tagay maraagu ku xidhan yahay cabdi aad u aaminay edegiyo qalwada gali afka sare utaagyoo amuurtuu wataabaa umadaba ka farabadan udubtiina wuxuu yidhi arjibay ku qoran yiin amiirkeeni weeyoo amar buu ku soo rogay wuxuu yidhi amaahdii abaalkii badh naga celi amuun lacagtii wada sii wuxuu yidhi amaan baad ku mudatee amar kalena soo rogay ishii kaama damin wali amuurihiina qaar baa afka looga soo xidhay wuxuu yidhi maareeya hawlaha meelee dhulkaba badi midigtaa uwada saar madaxtooyadaydiyo maqaamkana badh uga jeex buurahaa maraarka leh meshuu jaleecaba magaciisa qabadsii waa muuse odayoo marwadayda koobaad iyo maxamedkan dhalay isagaa kasii mudan waa mujaahid caanoo maalintii codayntii mashiin lacagta tuuriyo mahwibaa buu ii haa meelna yaanu dhaafine dadka madaxyadoodana u mitiri habeenkii murtidayda gabaygiyo mahiigaan sidiisii miroodiga ku socotaa malucyaysay keymaha maangaab waxay tidhi muuni dumarku leeyahay marinmaayo gabygiyo waad mahadsan tihiin idhi midhkalena waxaan idhi ma maqno wadaadkii maroodiga iyo jeertuu alka madaxyadoodaa midhaha ugu daadshaa macne kalena laga waa maxamuudkan dheeree maareeyaha hawad sare mar labaad wuxuu yidhi waa waraaq maqiiqanoo marudkee ka socotaa miidh oo shaqaalaha midh midh eriboodkiyo madaarka uga soo saar wixiii meedhan udub ahaa ka mudh kudi shaqaalaha murjin iyo war ma utumayo maya kii yidhaahdana magta anigaa kaa bixinaya mugta hoose kaga jiid madaxweynaheenani maskaxdiisu badanaa maruugteena taladiyo midhka wuu asiibaa makalbuu lugta u sudhay mari mayso xaajow mar hore laguu sheeg maqli maayo taladoo maba marin habaaboo waa madaxdiyo caadkeed