Berbera: Magaalo Bilicsan oo leh jidad casriya       

Intan waa inta Wanaagsan ee laga Qabtay Berbera, Magaalo Bilicsan oo leh Jidad Casriya.

Cidii Qabatay waxay ugu jirtaa Qamuuska, waana wax tariikhda danbe lagu Xusi doono hadana ay ku mutaysteen Amaan iyo Bogaadin.

Intii ka khaldantay oo iyaduna loo aananay inay ka midyihiin, Barakicinta dadka masaakiinta, ku Takrifalida hantidii iyo Dhulkii Danta Guud ee Bulshada Reer Berbera waa wax Qaamuusyada iyo Taariikhda Danbe ku xusnaan doona lagana Sheekayn Doono.

Berbera

Reer Berbera waxay u badan yihiin:
1. Qolo Wanaag mooye in wax khaldameen iska indho tira.
2. Qolo wax khaldamay mooye aan wax kaleba indhahoodu Qaban.

Noqo Qof ay indhihiisu Qabtaan Waxa Wanaagsan ee la Qabtay iyo Wixii khaldamayba.
Ismaaciil Cali Icc