Hanbalyo hanbalyo dhalasho wiil u dhashay Ahmed Diriye Warsame iyo Qadan Aadan.

Hanbalyo hanbalyo dhalasho wiil u dhashay Ahmed Diriye Warsame iyo Qadan Aadan. 


wiil kaas oo ku dhashay wadanka Norwey gaar ahaan caasimada oslo
 
waxaanu leenahay noqo wiilkii dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisaba anfaca

Aamiin aamiin aamiin 

Dhamaan waxaanu hanbalyo iyo bogaadi hawada u marinaynaa 

Ahmed Diriye warsame Iyo Qadan Aadan oo 
wiil u dhashay maalintii jimcihii ee 04.01.2013

waxaanu leenahay noqo wiilkii dalkiisa iyo dadkiisa iyo diintiisaba anfaca

1. Arale Muse Ducale
2. Dulmar umal Ahmed
3. Mahamed Arale Muse
4. Aamina Arale Muse
5. Ahmed Arale Muse
6. Abshir Ahmed Arale 
7. Amira Ahmed Arale 
8. Aniisa Ahmed Arale 
9. Samira Ahmed Arale
10.Nimo Diriye warsame
Dhamaan reer Arale muse oo idin le hanbalyo hanbalyo 

Allaa mahad iska leh 


Qore: G/Ahmed Arale Muse

Gudoomiyaha ururka dhalinyarada 

Oslo Norwey