Tacsi Tiiraanyo leh: Geerida ku timi Murxuumad Shugri Siciid-Gaban

Ikraan Maxamed Cige,
Khaalid Maxamed Cige,,
Xamse Maxamed Cige,,
Kowsar Maxamed Cige,,
Najma Maxamed Cige,,
Xariir Haybe Xaaji Cabdi Gaagaale
Baashe Haybe Xaaji Cabdi
Mahdi Haybe Xaaji Cabdi
Faarax Haybe Xaaji Cabdi
Maxamed Haybe Xaaji Cabdi
Khadra Haybe Xaaji Cabdi
Weriye Cali Axmed Cawaale (Caanadhame)
Hooyo Faadumo Siciid Madar iyo Carruurteeda
Dhammaan ilmaha Haybe Gaagaale oo kala jooga Yurub, Australia, Burco iyo Hargeysa

Waxay Tacsi u dirayaan Ilma Cabdi Daahir Faarax, Gaas, Nimco, C,Daahir, Deeqa Iimaan iyo Hodan oo ay ka tacsiyadaynayaan Geerida ku timi Hooyadood Shugri Siciid-Gaban oo ku geeriyooday waddanka Holland, waxaanay Illaahay uga baryayaan inuu Naxariistiisa Janno ka waraabiyo, Samir iyo Iimaan saadiq ahna ka siiyo, qoyska, ehelka, qaraabada iyo asxaabta ay ka baxday. Aammiin……Aammiin….Aammiin.