Tacsi Tiiraanyo leh

Maamulka Iyo Shaqaalaha Shirkadaha Dahadshiil iyo Somtel Berbera Waxay  Tacsi Tiiranyo Leh u Dirayaan  Reer  Maxamuud Shire Maxamed Geerida ku Timi Aabahood  Maxamuud Shire. Maxamed.

inaalilaahu waa inaa ilaahu raajucuun..

jaamac c/laahi suleyman

sacad ciise cumar

khadar cabdi maxamed

maxamed raage nageeye

c/risaaq suleyman ibraahim

mawliid ismaacil xirsi

amran axmed cismaan

kayse cabdi dhamac

 dhamaan shaqaalaha somtel berbera waxay tacsig tiiraanyo leh u dirayaan ilama maxamud shire maxamed geeridii ku timi aabahood maxamud shire maxamed oo magaalada berbera ku geeriyooday

 08/12/2011 waxaanay leeyihiin ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo marxuunkana naxariistii jano ha ka waraabiyo aamiin aamiin

kayd c/laahi xandule

ibraahim cabdi boqore

saleeban c/laahi cadib

kaysar maxamed ibraahim

c/rashiid axmed saalax

maxamed cali haybe

maxamed siyaad

ridwaan faarax guure

faadumo cali axmed

maxamed c/laahi maxamed

xaawa axmed ismaacil

dhamaan shaqalaha xawaalada dahabshiil laanteeda berbera waxay tacsig tiiraanyo leh u dirayaan ilama maxamud shire maxamed geeridii ku timi aabahood maxamud shire maxamed oo magaalada berbera ku geeriyooday

 12/12/2011 waxaanay leeyihiin ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo marxuunkana naxariistii jano ha ka waraabiyo aamiin aamiin

maxamed carab axmed

c/raxmaan xuseen cumar

cabdisamad siciid cali

dhamaan shaqaalaha dhabashiil laanta ganacsiga berbera waxay tacsig tiiraanyo leh u dirayaan ilama maxamud shire maxamed geeridii ku timi aabahood maxamud shire maxamed oo magaalada berbera ku geeriyooday

 12/12/2011 waxaanay leeyihiin ilaahay samir iyo iimaan ha ka siiyo marxuunkana naxariistii jano ha ka waraabiyo aamiin aamiin.

Waxaa Kale oo Tacsi Taa la mid ah Diraya Wakiilka Shebekada Berberanews, ee Gobolka Saaxil Khadar Jamac Xaashi oo leh  Samir iyo Iimaan Saadiqa  ilaahay ha idinka  siiyo Geerida ku timid  Reer Maxamuud Dhire.