TACSI MADAXWEYNE

TACSI
Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Maxamed Aw Siciid Geedi iyo Dhamaan Qoyska reer Aw-siciid Geedi oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid Hooyadood MARXUUMA CAMBARO FAARAX NUUR oo 02/12/2011 (Jimcihii) ku geeriyootay Magaalada Hargeysa
Madaxwaynuhu waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumada inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ka siiyo.
IN-NAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN