Hambalyo Meher

Hooyo Cawo X. Cabdi Siciid, Abtiyo Cartan X. Cabdi siciid, Abtiyo C/laahi X. Cabdi Siciid, Habo Saado, Habo Faadimo, Habo Caasha, oo dhamaatood ilma X. Cabdi Siciid ah iyo Caruurahooda, Maxamed Cabdi X. Xirsi, Hodan Cabdi X. Xirsi Saygeeda iyo caruurteeda, Sahra Cabdi X. Xirsi Nimco Cabdi X. Xirsi, Axmed Cabdi X. Xirsi, Khadar Cabdi X. xirsi, Nasriin Cabdi X. Xirsi, Sabaax Cabdi X. Xirsi, dhamaantoodba waxay halkan hambalyo iyo Duco aan la soo koobi karin u marinayaan Mustafe Cabdi X. Xirsi Iyo Istaahil Maxamuud Maxamed oo 25/09/2011meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa Gaar ahaana Huteelka Impirial.


 
Hambalyo Meher
Adeero Aadan X. Xirsi Cali, Adeero Cumar X. Xirsi Cali, Adeero Cali X. Xirsi Cali, Eedo Xaali X. Xirsi Cali, Eedo Shamis X. Xirsi Cali, Axmed Jaamac Yuusuf, Kamaal Cabdi Axmed, Axmed Aadan X. Xirsi, Muuse Xuseen Xasan, Shucayb Cumar X. Xirsi, Jimcaale Nuux Xasan, Maxamed Aadan X. Xirsi, Maxamed Ibraahim X. Xirsi, C/laahi Ibraahim X. Xirsi, Aamina Aadan X. Xirsi iyo Caruurteeda, Layla Nuux Xasan, iyo Caruurteeda, Safiya Aada X. Xirsi Saygeeda iyo Caruurtooda, Keyse Xuseen Xasan, Axmed Xuseen Xasa, C/laahi Muxumed Ismaaciil, Cismaan Yuusuf Ismaaciil, Yaasiin Faarax Xasan, Siciid Cumar X. Xirsi, Qadan Cumar X. Xirsi, Kowsar Cumar X. Xirsi, Cabdi Aadan X. Xirsi, Axmed yuusuf Ismaaciil, Aadan Nuux Xasan, Dhamaantoodba iyaga oo ku faraxsan waxay Hambalyo , bogaadin iyo Ducaba halkan u marinayaan Mustafe Cabdi X. Xirsi Iyo Istaahil Maxamuud Maxamed oo 25/09/2011meherkoodu ka dhacay Magaalada Hargeysa Gaar ahaana Huteelka Impirial.