GUDOOMIYE KU XIGEENKA KULMIYE XAQIIQADA WAA NIN OG AQOONTII SIILAANYO 8 SANO U LAHAA BUU UMADA U SHEEGAY‏

Gudoomiye ku xigeenkii kowaad ee xisbiga kulmiye cabdiraxmaan cabdiqaadir waa nin runtii mudo la soo shaqeeyay xisbiga kulmie isla markaana wax badan la soo qabtay kulmiye iyo siilaanyo waxa la oran karaa waxuu ka mid ahaa ragii fara ku tiriska ahaa ee aadka u taageersanaa kulmiye waa nin aad u aqoon u leh isla mar ahaantaana jaamici ah waana markii ugu horaysay tan iyo xiligan ka inuu wado siilaanyo qabyaalad cad isagoo ah nin aan looga baran cabdiraxmaan inuu had iy jeer ka hadlo arimo reero tani waxay ku tusaysaa in  qabyaalad baahsan oo siilaanyo hore loogu xaman jiray ay jirto oo wadanka oo dhan ay saamaysay waxa taas u daliila shirarka faraha badan oo wadanka ka socda oo koox koox iyo beel beel loo galaayo  taasi waa cadaynta in wadanku uu ku sii socdo daluun ama aad arkayso in lagu tagri falaayo oo aad ba moodo in cadoow laga xoraynaayo markaad aragto kii ugu sareeyay siduu u dhaqmaayo maxaad ka filaysaa kan yarna siduu samynayaa…MAAH MAAH SOMALIYEED BAA HAYD AWRKA HORE KAN DANBE SOCODKIISUU LEEYAHAY.

cabdiraxmaan cabdiqaadir waa nin runtii aqoon fiican leh waa nin ka damqaday dhibaatada wadanka ka jirta guud ahaana u baayamiyay laakiin doqontaa oraynaysa reernimaa qaaday iyo kan had iyo jeer mid u adeer ah ama uu moodo waxa dani ugu jirto mid dhinaca saara,ninkani waxa uu sheegay waxa dhabta ah waliba illaa wasiir illaa madaxweyne aad moodo inay intay balameen isku jaan yihiin oo aad moodo in filim musalsal ah ay dhigayaan oo bahashii oo cad oo sideedii u muusaysan oo billaa shaada ayay keneen 8  sano ay ollalaha ku jireen ma waxan ayay qarankaa dhan u soo wadeen riyaale ayaa laga ahayaa siiraanyo waxaan kaaga tagayaa dal iyo dad midaysan dee maanta hadii aad eegto waxaad mooda dalkii iyo dadkiiba inuu kala furfuray oo uu rabo inuu ku rido daluun iyo hog dheer lakiin way muuqataa hadaanu dib uga laaban,inuu kuwa soo koraaya ee wax barnaaya isugu dhiibo dab hulcaaya saas buu doonayaa adoo cimri jooga oo qoraxdaadiba sii dhacayso haw sacab tumin reernimo beelnimo qabyaalad cad siilaanyoy
gun iyo gabagabadii qaar jibaysan baad mooda hadii xukuumada loo sheego wax ama la toosiyo in la caayaayo,waa la caayi oo la maagi oo la toosin ee haw qaadanina inaad ka leedihiin xukuumada umada.
QALINKII.Ahmed mahamed samatar