SAAHIL TASHATAYE ADEER BAAJINTISA HAKU KARAAMO SEEGIN

Waxaan halkan ka salamayaa baahda Berberanews  ee dadka aragtiyadooda uu kala gudbiyan waana ku mahadsan tahay sida wacan uu kala qaado warka dadweynaha Somaliland

Marka hore  waxaan salaan iyo hanbaalyo wada socda hawada uu marinaya beesha ciisa muuse Ee isu  xilqaantay sii ay ayaahoodaa ugu tashtaan  iyo noloshooda danbe ceebna maha haduu into reer isku yimaaado yidhaahdo aayaahayaga aynu ka tashaano lkn waxaase ayaan daro ah dad inaga mid ah inay lacag lugi siiyo ama lugu amro sii ay uu hor istaagi lahayn beeshana ka soo jeedo lkn se mid ayuu ilaaway in dadka meesha uu dhibtay yaaga yahiin ayuu ilaaway shirka kama maqnaan doontid adeer haddan mar hore lugu il duufay iminka adeer lugu il duufi mayo ma gartayna beesha waxaan odhan lahaa taalabo beeshu leedahay halaga qaado haddi kale dad badan ayaa wadada ay maran ku dayn doona daadka socda hadan iminka la moosiin hadal badan ka danbayn ilaa tahay beesha shirka qabsan doonta waxaan  leeyahay shirka ku soo dara raga manta awooda uu sheeganaya beesha sii mugdi ku jirta lehna inagadaaya waxba yanayn tashaane  mid kale ayaad ilwdayna xilka waa wareegto mahamed xaaji ibraahim cigaal ilahay haa uu naxariistii ayaa laga hayey xilku waa wareegto marka intaad haysid godobtadu yeybadan adeer iminka ama wasiir ahow ama badhasaab ahow berida dhow shicibad noqonaysa dadka aad xidhxidhayna waad ka garbixi doonta adeer  ilay shalatoole manta ku noqon mayse adeer marka waxaan ku soo gunanadaya hadalkayga in shiirka dhiciidoonain wax  badan laga taabto

BY: MASRUURDIIN KING ABOKOR

EMAIL:  MDA4ME@HOTMAIL.COM

EMAIL : MRX1936@LIVE.COM