Hambalyo Meher

 

Aabo Diiriye Jaamac, Hooyo Aamina Cawil Warsame, Kaltuun Diiriye Jaamac, Nuura diiriye Jaamac, Amran Diiriye Jaamac, C/rashiid diiriye Jaamac, Aamina Faarax Jaamac, Foosiya Faarax Jaamac, Sahra Faarax Jaamac, Foosiya Faarax jaamac, Maxamuud faarax Jaamac, iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa, dhamaantoodba waxay Hambalyo, Bogaadin iyo Duco aan lasoo koobi karin halkan uga dirayaan, Dr. Bashiir Diiriye Jaamac iyo Dr. Jinow Maxamed Qaalib oo maalintii shalay 01/09/2011 Meherkoodu ka dhacay Huteelka Imperial ee Magaalada Hargeysa.