Hambalyo Meher

Gudiga Caafimaadka Berbera iyo Dhamaanba Shaqaalaha Caafimaadka Gobolka Saaxil waxay Hambalyo iyo Bogaadinba u dirayaan, Meherka Dr. Bashiir Diiriye Jaamac iyo Dr. Jinow Maxamed Qaalib oo Maalintii shalay ku qabsoomay Huteelka Imperial ee Magaalada Hargeysa.