Shirbeelayadii ugu dambeeyay ee dhaca Hargiesa, Burco, ilaa gar adag ee ay ka qabygali jireen dadka hada ugu sareeya hogaaminta qaranku hada miyaa loogu cagajuglaynaya reer Saax?il

Dhamaan waad salaamantihiin umuda reer somaliland meel kaste oo aad aduunka kaga sugantihiin sida aad u dhan tihiin walalayaal waxaa kale oo xusid mudan bahda war baahinta  tan madax banan iyo ta dawaladaba  iyo inta u ololaysa xoriyatul qawlka  iyo horumarka bulshada kale duwan ee u adeega masaakiinta  iyo caawinta dadka ay abaaruhu tabaaleeyeen intas kadib hadii aan usoo noqdo ubucda qoraalkaygan waxaad la socoteen  in wadanka ay ka qabsoomeen shirar kale duwan oo beelaha somaliland wada dagaa  mid walba ku qabsatay  meesha ay degto oo ay ku gaadhey horumar la taaban karo aduunka oo dhana  way ka dhacda waxaasi in intii meel wada degtaaba ay ka tashato horumarka iyo nabad galyada  iyo iskaashiga dadka meesha kuwada nool ay iska kaashadaan  (Community Services and Development ) waana wax ku waajib ah dad kaste oo kuwada nool goob  ama deegaan in ay iska war hayaan kooda liita iyo ka daryeelka u baahan ay iska wada shaadaan waxay u tarayaan tusaale ahaan walalayal  magaalada borama waxa ka jira ururo iyo hayado  yar yar oo isku xidha qurbaha iyo wadanka waaney iska war hayaan oo waxay radyeelan cusbitalada iyo  jamacada camuud oo ay ka caawiyaan waxyaabo badan oo la taaban karo sidaas darteed waxaan usoo jeedinyaa cid kaste in ay sameeyaan (region organisation) caawiya dadka gobolka ka tabaleysan waayo xukuumadeenu ma awoodo in wax kaste ay qabo dhaqaale yaraan awgeed markaa wa in aynu inagu u kacnaa oo gacmaha is qabsanaa oo keena liita u gar gaarnaa nabada ku dadaalnaa wadanka waxa ka dhisanaa oo dadkeena baraarujinaa   halkan hoose waxaan idiinku sharaxaya walal shirarkii ay beelaha somaliland ku qabsadeen dalka gudihiisa iyo dibadiisaba runtii  way badnayeen  oo habar yoonis way shirtay  ,habar jeclona way shirtay . ayuubna waa shiray , ciise muusana waa shiray london ayuu sharay hadana dalkii ayuu mid kale kawadaa .beel kaste xaq ayay u leedahay in ay shirto oo arimaheeda ka shirto hadii aanu nabad galyada iyo xumuumada  hada jirta waxba u dhimayn  walalayaal wadanku waa dimuquradi la isma cabudhinkaro dadka lama cabudhin karo saxaafada lama cabudhin karo xoriyatu qowlku waa kii aan usoo dagaalaney ee aabayaasheen u shahiideen ee qof kastow wixii tale ah iyo tusaale ah waad ku soo bandhigi  kartaa fikirkaga dastuurkana shgay
shirarkii gar adag  ee m/weyne  siilanyo iyo xirsi ka qayb galeen iyo saleeban gaal ee dhacay waqtigii m/iyaale
july 26  2008 waxaa magalada gar adag  ku shiray beesha  bariga  burco ee habar jeclo waxaana ka qayb galay  m/weyne  siilaanyo iyo salaaban gaal iyo saladiin uu suldanku guud ee beesha beriga  burco Suldaan Cabdillaahi Suldaan Cali Muuse iyo boqor buurmadow Shirkan oo qabanqaabadiisu ay magaalada Burco ka socotey muddo sannad ka badan, waxa ka qaybgalay dhammaan Xildhibaanada Golaha Wakiillada ee ka soo jeeda beeshaas, marka laga reebo laba xildhibaan oo dalka dibaddiisa ku maqan iyo Xildhibaan Ibraahim Axmed Raygal oo isagu ku sugan Hargeysa, isla markaana la sheegay inuu raacsan yahay Wasiirka Gaashaandhigga, Cabdillaahi Cali Ibraahim oo ay isku raas yihiin hadaba walaalyaal maroodigu takarta saaran ma arkeee ??? taasi ayaanu kusoo tagneyn  waxana shirkaasi oo loo diidayay saxafada kasoo  baxay in beeshu meel ugu soo wada jeesato sidii siilaanyo kursiga  u hanan  lahaa m/daahirna meesha loogaga tuurilaha si siyaasadaysan oo la dareemin
shirkii beesha ciidagale  ee ka dhacay hotel ambaasador magalada hargiesa
jun 27 2011 waxaa magalada hargiesa  ka dhacay shir aay kaso qab galeen dhaaman beesha ciidagale ee ku dhaqan dalka iyo dibadiisaba oo ay hormuud ka ahyeen maayirka magalada iyo gudoomiyaha xisbiga ucid eng/faysal cali waraabe ./iyo xaaji cabdi warabe ,ina dhoolaya yare iyo dadweyne aad u fraabdan oo ka socday dowlada  iyo qaybaha kale duwan ee bulshada iyo xisbiyada dalka ka jira  ee siyaasada waxaan kasoo baxay go aamo ay isla af garteen  beeshu oo dhamantood aan xukuumada waxaba u dhimayn  ee sii xoojinayay nabada galayada iyo amaanka runtuu cid kasta way arkeysay in aanay aamanka waxba u dhimayn xukuumada waxba ka khusayn ee uu ahaa (development progress)
gabiley…dadka degaa waxay isku daayeen inay wax qabsadaan laakiin xukuumada iska hortaagtay ,misunderstand
shacabka reer gabiley waxay isku dayeen  in ay horumariyaan gobalka oo dadka baraarujiyaan oo wax ka qabtaaan, xaga waxbarashada,biyaha, nabadgalyada,cafimaaadka, dhaqaalaha, ganacsiga, dhaqan, celinta, dhalinyada, balwaduhu latageen barmaamuj u samaynta dhalinyarta tahriibka ku dhamaatay ,iyo isku xidhka shabakad kulmisa qurbajoogta iyo dadka  goblka ku dhaqan oo ay ku midoobeen dadka firficoone ee daneeya,arin ta ,nasiibdaro waxaa qalad loo turjumay xafiiska u sareeyaya hogaaminta hawlaaha qaranka.isna kamuu fiirsane waxa uu soo amray badhasaabkii gobalak oo xidhayba cidii qaban qaabinaysay arimahaasi u danta bulshada ku dhaqan gabiley iyo nawaaxigeeda shirkiina halkaasi ayuu ku burburey asaasidiisii iyo qaban qaabadiisii reer gabileyna umay dhabar adeygin sida reer saaxile way iska dhaafeenoo kabo ayay ku salaameen??
saaxil. maxa kale haysta, badhasaabka gobalka iyo qaban qaabiyaashii shirka dubur, ka dhacaya 10 sep 2011
beesha,ciise muuse, ee ku dhaqan dalka iyo dibadiisaba way isku raaceen in shirk reerku u dhan yahay oo lagaga tashanaayo aayaha reerka iyo horumarka gobalka oo dhina nabadgalayada,oo la adkeeyo,iyadoo lala kashanayo xukuumada iyo bilayska gobalka ,waxbarashada schools and universaty(education improvement) cafimaadka daryeelka dadka waalan iyo cusbitalaada oo si joogta ah loola socdo xaaladahooda iyo wax u bahaan yihiin in mar kaste loo ururiyo lacago lagu daryeelo dadka tabaaleysan (fun racing)dhaman isku soo duuboo shirku xukuumada ma xuseeyo anigooo ah dadka shirka  dibada kasoo tageeray ee usoo sameeyay funka waanu tageersanahy xukuumaduna berbera lacag ay ka rarato moooyee xataa xabad dawo ah uguma deeqdo cusbitaalka berbera iyo waxbarashada toona waana farogalin wxii ay ku samaysaa looma dul qaadan karo in maalin kaste wuu ramaax usoo jaro waraan  gudida qaban qaabinaysa shirka  arimaha reerka iyo horumarka wada gobalka saaxil , badhasaabka gobalak saxil waxaanu kula talin lahaa inuu iskaga aamuso haduunu ka qayb galyn sida maariya cabdalle oo kale oo u ka daayo faragalinta iyo hagardaamada  odayaasha  hadii ramaaxow lagaaga dhaadhiciyay kursigaad waayi hadii shirka ciise muse aad baajin waydo waa beentaasi  waayi maysid  yaanay kusoo ridin xirsi iyo aamina weris oo aaminsan hadii ciisa muuse shir qabsado kursiga siilyaanyo wuu waayayaa sidii ale ha  naxariistee marxuum c.raxmaan tuur  (((000000000((
maxamed maxamuud xirsi
  north america usa