Gaadhiga adduunka ugu qaalisan oo la kala siisanayo qiime qayrul-macquul ah, immisaad filaysaa?

 
Berberanews- Gaadhiga adduunka ugu qaalisan oo magaciisu yahay Maybach Exelero waxa soo saartay  Shirkada caanka ah  Maybach  oo laga leeyahay dalka Germany.

Gaadhigan Maybach Exelero waxa  lagu iibsanayaa qiime layaab leh oo dhan  $8-Million oo dollar.
 
Gaadhigan oo loo sammeeyay qaabka isboortiga ah waxa uu saacaddiiba socon karaa 350 km