Hambalyo Aroos


Jaamac maxamed bile( Cagaf-cagaf)
Maryan axmed xasan
siciid jaamac maxamed
sucaad jaamac maxamed
manaal jaamac maxamed
maajida jaamac maxamed
muniira jaamac maxamed
Xaliimo Warsame muuse
iyo caruurteeda
dadkan oo kala jooga magaalooyinka london, burco iyo hargaysa
waxay hambalyo u dirayaan arooska
Maxamed jaamac Maxamed iyo sucaad khadar xasan-faadhi
oo arooskoodu ka dhacay magaalada burco ee gobolka togdheer