Baaq taageero Shirka DUBUR ee SHEEKH Somaliland

Marka hore , salaam sharaf badan  dhamaan  Umada Somaliland gaar ahaan dadwayanha Ciise muuse    Hamabalyo iyo taageerid buuxda

 salaam kadib   hadii aanu nahay jaaliyada Beeshe Ciise muuse ee Dalwaynaha UK waxaanu  si wayn u taageersanahay shirwaynaha beesha Ciise  muuse ee ka furmi doona dhawaan magalada Dubur ee Sheekh Somaliland.

Waxaan  kaloo u sheeganaa badhasaabka Gobalka Saaxil Mr Ramaax in uu  u soo celiyo xoriyadiisa Eng Maxamed Haybe Nuux oo ka mid odyaasha beesha sida fiican uga dhax muuqada.

Waxaanu ka rajaynaynaa in uu shirkaasi ka soo bixi doona  waxa loo aayo  dana u ah dhamaan beelwaynata CM iyo guud ahaan bulshada Somaliland.

Siskastabe ahateen aniga oo ku hadlaya magaca Ciise muuse ee dalwaynaha UK iyo ka gudida guudba waxaan  taagaeer sanahay shirkaasi .

Shirkaasi oo ah dan iyo Duco  una ah beelwaynta Ciise muuse iyo  dhamaan Umada Somaliland gaar ahaan beelwaynta CM.

Guul  Guul  Guul  Guul    Somaliland  

 

 

Xog ahaya guud gudida CM UK

Xassankaid    UK  London

hassan.caafi@gmail.com