Somaliland Waxay Baahi Uqabtaa Mahadka Culuunta Siyaasada Lagana Unkumo Jahaynta Horumarka Iyo Sahlida Daraasada Horumarka Siyaasada Arimaha Dabada Somalinad.

Berberanews- Waxa shacabka Somaliland gudaha iyo dabadaba ku badan dhalacaynta iyo wax kasheegida dhamaanba xukuumada Somaliland hadii ay tahay kuwii hore ama tahada joogta ee ka talisa Jamuuriyada Dumuqraadiga Somaliland gadhwadeen kana kayahay madaxweyne Ahmed Maxamed Maxuud (Siilaanyo).Dhanka kale waxa iyana dhinacooda taas midlamida qaba shacabkana baray dhalecaynta iyo wax kasheega siyaasiyiinta  udhashay Somaliland kuwaas oo kucaan baxay dhaleecaynta iyo kahor imaadka xukuumadaha gudbinta maqaalo maqal iyo muuqaalba iyo Recoding kuwaas laga dhagaysto idaacadaha lagana daawado TV lagana akhristo wargaysyada iyo maregaha Somaliland.
Tusaale siyaasiyiintaas waxa ka mida mudo dheerna ahaa madaxweynaha jamuuriyada Somaliland kaas oo ka horyimi taliskii maxamed siyaad bare lana galay dagaal kagu riiqday oo maal iyo muruqba loohuray naf iyo maalna ku baxay,kadib tuuristii Maxamed Siyaad Bare madaxweyne Ahmed Maxamed Maxuud (Siilaanyo) kanoqday xukmuudahidii dalka soomaray wasiiro kala duwan waxaan aasaasay xusbigii ugu xooga badnaa Somaliland ee Kulmiye 05 May sannadkii 2002 ilaa hada waa madaxweynaha dalka lakiin muuna fahmin madaxweynuhu halka ay siyaasada Somaliland ku jirto taas oo ah in baaxada iyo salka ayku fadhido siyaasada Somaliland la baxrimiyo lagana daayo qofka looxil saaraayo ee marka uu doonana laga eryaayo ee lagu magacaabo Wasiirka Arimaha Dabada kaas oo marka wasaarada laga eryo kadib aan lahelayn raad raaca meeshii ay maraysay.
Wasiirka cusubna ku noqonaysay in uu ka bilaabo beel bilow ah oo aan lagaranayn halka ay ku dhamanayso iyo in uu markiiba safari madhan oo aan xanbaar sanayn xajmiga iyo qaran nimada Somaliland kana kana ooman kana aradan asluubta dublamaasiyada iyo International Relationshipka taas oo ay Somaliland u qabto baahi farabadan.
Dalkaskaa waxa uu leyahay mahadka siyaaasada dhaqaalaha oo ay maamusho xukuumada markaa joogtaa laguna diyaariyo siyaada dalka iyo dhaqaalaha arimaha bulshada iyo wax barashada diyaarisana 20ka sanadood ee soocota ayna ka faaiidaysaan dhamaanba xukuumadaha dalka hadii ay tahay Baarlamaanka iyo golaha wasiirada waxaanu diyaariyaa maxadkani siyaasada dalka iyo manjahka dalka .Dhanka kale waxa uu ka hortagaa qaladaadka ay ku gacdo xukuumadu isaga oo tusa ta saxdaa iyo wadada horumarka hadii aan tusaale u soo qaato siyaasiyada ka tirsan xusbiga Koonsartafka ee Uk ayaa waxa ay tidhi iayada ka hadlaysa Mahadka Siyaasada iyo dhaqaalaha wadanka Uk She (said many of the advantages claimed for academies by the government could already be achieved by schools and warned a future government may not continue with the same policy.)tani waxa ay ku tusasaa in uu mahadku xitaa tusayo in ayna qaadin siyaasad isku mida lana yaabo in ay kufashilanto iyadoo dhinac dhigaysa tii lagu guulaysan lahaa.
Hadii aan u soo noqdo dalka Nayjeeriya waxa uuna diyaariyaa Providing relevant information to the Government of the Federation and members of the public on matters concerning international relations;Providing facilities for the training of Nigerian diplomats and personnel of other countries;Promoting and encouraging the study of and research into all aspects of international affairs;Arranging international seminars and conferences on any matter relating to its objectives; andCarrying out such other activities as may be necessary for the attainment of the objectives of the Institute.
Wadanak Boqoryooyada Uk waxa ay leedahay jaamacada waaweyn isla markaana waxa ay leedahay Diplomatic Academy of London waaxnu diyaariyaa DAL is a participant in the UK Forum on Diplomatic Training, European Forum on Diplomatic Training, and the International Forum on Diplomatic Training  waaxnu hoos taaga jaamacada Westa Minister ee uk .Waxa ay tahay biyo kama dhibcaan in ay Somaliland u baahan tahay Institute Diplmat affairs laguna barto siyaasada iyo arimaha bulshada iyo dhaqaalaha saldhigna u noqda siyaasada arimaha dabada Somaliland.
Madaxweyne Ahmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu dalka Somaliland uga tagay jaamacad la,aan Sannadkii 1958kii-60kiina wuxuu magaalada London ee carriga Ingiriiska ku qaatay waxbarashadii diyaar garawga jaamacadda ee advanced level. Sannadkii 1960kii waxaanu dhameeyey 1965kii waxa laga joogaa 53yrs waxaana wax laga naxa inayna Somaliland ka jirin Institute Diplmat affairs laguna diyaariyo siyaasada dalka lagu hagaayo ee ay wali siyaasada dalku ku jirto jeeb ninkii iyo qofkii markaa haya xilalka kala duwanee dowlada Somaliland.Tani waxa ay daaha ka rogaysaa siyaad xumida Somaliland ee aan lajaan qaadi karin siyaasada aduunka hada ka socoto taas oo maraysa halkii ugu saraysay dadka hagayaana yihiin dad lagu soo ababiyey waxbarashada siyaasada iyo dhaqaalaha waxa aan intaas ku daraayaa waa lama huraan in aynu barano siyasada iyo arimaha dhaqaalaha wadankana waxa ka jira jaamacado badan lakiin malaha mahadka siyaasada iyo arimaha bulshada oo laga baahan yahay in ay xukuumadu samayso
 
· By  Suleiman saeed Kabadhe (Danjiree)
· International relations (IR)
· (occasionally referred to as international studies (IS))