Horta yaa ku hadlikara magaca Beesha?

Asalamu calaykum warax matulahi wabarakatu
Dhamaan waxan salamaya warbahinta madaxabanaan ee Somaliland
Gar ahaan shabakada calamiga ee Berberanews.com
Beryahan danbe waxa ku soo noqnoqota warbahinta madaxabanan iyo ta dawliga ah intaba
Wararsheegaya shirbeeleedyo ay qabsanayaan Beelaha reer Somaliland kana qabsoomay meelo badan sida Hargeaysa iyo meelo kalaba, waxa iyana taas daba socda odayaal afku xooglayaala oo beryahan danbe soo nooladay oo inta ay is urur sadaan ku hadla afka beesha ay ka soo jedaan iyaga oo ayna cidna wakiilan ama ayna cidna matelin oo inta ay iska soo cumamataan lacagna ay ka soo qatan madaxtooyada sidii barigii dawladii Rayaale oo ay aad can u ahayd sheekadani.
Hadaba waxan aad ulayabay habeen dhawayd odayal  isticmaalaya mansabyo ayna lahayn iyo xilal ayna haynin oo aylahayeen  waanu nahay, odayaashan oo ka soo jeda Gobolka SAAXIL ama Beesha dagta waqooyi bari Hargeisa iyo Saaxil ay shirjaraa’id ku qabteen magalada Hargeisa ayna ku cabareeynayeen beesha ay ka soo jedaan oo aydu isu diyarinaysay beryahanba shir ay beeshu kaga wada tashayanso arimaheeda gaarka ah iyo tan dalkaba ayaa waxa sobaxay in xukumada Silaanyo ay shaki xoogleh ka muujisay shirkaa  isla markaana ay geed dheer iyo mid gabanba ufuushantahay sidii ay uga hortagilahayd, ayaa waxay adeegsanaysaa dad isku sheegaya in ay odayaal  yihiin ama ay ka midyihiin cuqaasha beesha ayaa amakaag ayay ku noqotay dadka aqoonta uleh nimankan sheeganaya salaadinta iyo madaxdhaqameedka oo isticmaalaya xilaal ayna cidna udhiiban, waxa sidoo kale waxa odayaasha sicad uga muuqatay in ay yihiin dad abaabulan  oo laso abaabulay waayo taas waxa ku cadaynaya dee reer ku Salaadin  Caaqilo iyo madaxdha qameedyo ayuu leyahay waana layaqanaa hayabaratee laguma na, arag mayna ka soo qayb galin shirka ay qabteen nimankaa Titles ka beenta ah watay waxayna ahayd wax lagu qoslo wahali, waxanan  usoo jedin laha nimankaa sheeganaya  masuuliyad aynalahay in ayka xishodaan kana wantobaan  waxay faraha kula jiraan xaalna ka siyaan Beesha beenta ay ka shegeen in ay madax dhaqameedka  beenta ah ee ay sheegteen . Tan shirbeeleedkana waxan ka odhanlaha  cidkastaa waxay xaq uleedahay in ay ka shiri karto danaheeda hoose iyo horumatinta beeshaas iyo isku xidhnaanta beeshoda waana mid waligeedba iska dhici jirtay taas waana tii ay qasadeen Beelo badan oo reer Somaliland ah waxana ugu danbeeyay kii Ambassador ee ay qabsatay beesha SALAXLAY  wax laga naxana kama soo bixin wax lagu farxo moyee, madaxweynahan hada taladahaya waxa u kaqab galay shirkii beeshisa ee GAR’ADAG lagu qabtay markii umacaaridka ahaa waliba shirkaa ilaa hada lama oga waxa lagaga hadlay, hadaba waxan leeyahay xukuumada SILAANYO waxan waa waxad beerteen oo ogalada wana laqabanaya shirka beelaha maha aha mid laga soo horjeedo Somaliland ee waa mid lagu dhisaayo.
By Maxamed Cali, Hargeisa Somaliland
Email: maxamed1191@hotmail.com