Ma Ogtahay Dadkaygoow Inaynu Ku Jirno Shacbaan Iyo Habeenadii Khayrka Lahaa Bari Ayaa U Dambaysa Sadexdii habeen Ee khayrka Badna

Ma Ogtahay dadkaygoow Inaynu
ku Jirno Shacbaan Iyo habeenadii
Ugu Khayrka Badnaa Ee Ilaahay
Baryadaada Ajiibi Jiray Waxa Waaajiba
In Wanaaga Lays Faro Sida  Ay Inoo
Sheegtay Xadiistu Hadaba waxa Uu
habeenadan Ilaahay Yidhaahdaa
Muslimiinta Iyo  Muuminiinta Iyo
Adoomadiisa Yaa Wax I Waydiisanaaya
Waxaanu Yimaadaa Samada Koobaad
walaalayaal ka Faa Iidaysta Jaaniska
dahabka Ah Cibaadaysta Oo caqiidada
Adkeey a baryada Ilaahayna Badiya
Umada Dhibaataysana U Duceeya
Idina Isa saamaxa Waa Bilii Khayrka
Badnaaye ramadaankana Waxa ka
hadhay laba Wiig Ee haloo Diyaar garoobo



Marka Hore waxaan Salaamaya Saxaafadayada Sharafta Leh Iyo Shacabkayga Qaaliga Ah Gudaha Iyo Dabadaba Asalaamu Calaykum Waraxma Tulaahi Wabarakaatu bacda.

walaal waxaan Jeclaystay Maadaama Aynu Nahay Dad Islaama Inaynu Is xasuusino Maalmaha Khayrka Leh iyo U Tusdhashada  Aakhiroba Ilaahay xasanaadkooda haynasiiyo If Iyo Aakhiroba Ilaahay haynoo Naxariisto Inaga iyo Intii Dhimatay iyo inta noolba Kulu jamiicul Muslimiin
Aamiin,

walaalyaal Waxaynu Ku Jirnaa habeenadii Khayrka Badnaa In Kastoo Malaa Intiina Og Maahee Inta kale Ay Ahayd Inaan Hore Ugu Soo Sheego hadan Wixii ilaahay Qoray ayaa Qorane Ducaysta Umadan U Iyo Dadkan Masaakiinta Ah Ee Abaaraha iyo Gaajadu Laysay U Duceeya Idina Ducaysta Oo Isu Arxama Ilaahay haydiin Naxariistee,

Ilaahay waxaan Uga baryaya Reer Somaliya Inuu Ilaahay Dhibaatada ka Dul Qaado Aamiin Somaliland Ilaahay Guusha Iyo Himiladeeda Ha Wafajiyo Gacanta Midig Iyo Tabidixba Ilaahay Khayr haydiinka Dhiibo. Ana Iisoo Duceeya Ilaahay xaqa Hayna garan Siiyo. Waxa

waxa laba Wiig Ay Ka Hadhay Bishii Barakada Iyo Barwaaqada Badnayd Ee Ramaadaan ee Ilaahay Qof Kasta o U Soomay Uu ka Ab aal Marin Jiray Hadaba U Diyaar garooba Bisha Soo Socota ee Ramaadaan Yaanay Ku Seegin Khayrka ee haloo tartamo.

Ilaahayna Nabad Qab Haynagu Gaadhsiiyo Aamiin Khayrkeedana hayna waafajiyo aamiin

Ilaahay Ayaa Mahad Gaara Iska Leh Alxamdulilaahi Rabil caalamiin.

wabilųaahi Towfiiq

By Abw Sidiiq Sh Farax Gabaar
Oslo Norway
Gaashaan_1986@hotmail.com