Hanbalyo Meherka Gacal Iyo Sokeeyeba Guurkiina Lagu farax Alif Mabruuk

 
Gacal Iyo Sokeeyaba Guurkiina lagu Farax Meherka Omar Abdilahi Hassan iyo Hamda Ahmed Ali Hooyo Maryan Axmed Qooblow,   C/qaadir Cali Caamir, Mustafe Cali Caamir,  Maxamed Cali Caamir (Maadhiin),  Axmed Cali Caamir, C/wahaab
Cali  Caamir, Xasan Cali Caamir, Deeqa Cali Caamir, Nimco Cali Caamir iyo seygeeda. Iyo dhamaan Reer Cali Caamir (Ilma Tayuub), waxay hanbalyo aan lasoo koobi Karin u dirayaan Meherka Maxamuud Cali Caamir Iyo Nuura Faarax Ismaaciil Oo meherkoodu ka dhacay 12 July Hutel Guled ee Magaalada Hargeysa. waxayna illaahay uga baryayaan inay arooskooda ku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo  Alif Mabruuk Aamiin……… Aamiin….. Aamiin
Sidoo Kale Tafaftiraha shebekadda Araweelonews Carraale M jama, weriyayaasha iyo dhamaan shebekada araweelonews, waxay hanbalyo aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan Meherka Maxamuud Cali Caamir Iyo Nuura Faarax Ismaaciil  Oo meherkoodu ka dhacay 12 July Hutel Guled ee Magaalada Hargeysa. waxayna illaahay uga baryayaan inay arooskooda ku gaadhaan bash-bash iyo barwaaqo  Alif Mabruuk Aamiin……… Aamiin….. Aamiin