HAMBALYO MEHER WACAN

HAMBALYO MEHER WACAN
Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago)
Cabdiraxmaan Ismaaciil Muxumed
Carraale Maxamuud Jaamac
Maxamed Cumar Cabdi (Cirro)
Cali Jaamac Maxamed
Cabdiraxmaan Cabdi Baxsane
Mukhtaar Maxamuud Yuusuf
Mustafe Cabdi Jannaale
Khadar Jaamac Xaashi
Cabdifataax Ismaaciil Mursal
Khadar Maxamed Cakulle
Xasan Maxamed Yuusuf

Dhammaan suxufiyiinta iyo asxaabta kor ku qorani waxay hambalyo iyo bogaadin ballaadhan u dirayaan Cabdirisaaq Siyaad Axmed (Sulub) iyo Naciima Shide Cismaan oo meherkoodu 10/07/2011 ka dhacay hudheelka Hadhwanaag ee magaalada Hargeysa.
Waxaannu Ilaahay uga baryaynaa kuwii nolol wacan iyo mustaqbal waara ku gaadha aqalgalkooda iyo noloshoodaba.
Aamiin Aamiin