HANBALYO AROOS WACAN

Dhamaan Xubnaha Ururka Wadaniga ah ee SYCD waxay Hanbalyo iyo Bogaadin udirayaan Arooska

Eng. Cabdinasir X. Saleeban Cabdi Iyo Marwadisa Hibaaq Jaamac Cali

  1. Eng. Abdirizak Hassan Jibril Gudomiyaha SYCD
  2. C/fataax Siciid Jaamac
  3. Maxamed Maxamud Shami
  4. Saleeban Maxamud Dhiidhi
  5. Fuad Axmed Ibrahim
  6. Axmed C/laahi Baaryare
  7. Axmed C/raxman Ibrahim
  8. Maxamud Ibrahim Jaamac
  9. Bashiir  Cabdi Xasan
  10. Xirsi Cali Faarax
  11. Zamzam Cumar Cali
  12. Saynab Maxamed Jamac
  13. Khadra Jamac Cali
  14. Ilhaan Barkhad Aadan
  15. Farxiya Xasan Jaamac



Guurkii Lagu Nastee – lagu nagaadee , Wada jireee Nabad gala Allahayow idinka yeel.
AAMIIN…………AAMIIN……….AAMIIN…..