Tacsi Ay Dirayaan Madaxda, Sallaadiinta iyo Cuqaasha Gobolka Saaxil

Badhasaabka Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), Guddoomiyaha Golaha deegaanka Berbera Cabdalle Maxamed Carab, Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille, Xildhibaan Aadan Xaaji Diiroye Dirir, Xildhibaan Naasir Xaaji Cali Shire, Chief of protocolka madaxtooyadda Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Badaha Cabdiraxmaan Cawil Xasan, Ibraahin Cabdillaahi Xuseen (Dhegoweyne), Chief Caaqil Geedi Saleebaan Xirsi, Suldaan Indhacase, Caaqil, Suldaan Maxamuud Suldaan Axmed-sheekh
 
 
Dhammaan madaxda, xildhibaannada iyo cuqaasha kor ku qorani waxay tacsi tiiraanyo le u dirayaan Cabdi Cilmi Guuleed ooay ka tacsiyadaynayaan Hooyadii Marxuumad Cibaado Jaamac Iidaan oo ku geeriyootey dalka Ingiriiska.
 
 
Waxaanay Ilaahay uga baryayaan qoyskii, qaraabadii iyo ehladii ay marxuumadaasi ka baxday inuu naxariistii jano ka waraabiyo,  samir iyo iimaana ka siiyo.
 
Aamiin Aamiin