Evra oo sheegay in wax walba laga filan karo Schalke iyo Real oo Adebayor dib ugu celineysa City

Daafaca kooxda Man United Patrice Evra ayaa sheegay in wax walba laga filan karo kooxda Schalke 04 marka labada koox ee United iyo Schalke ay kukulmaan lugta labaad ee Semi Final-ha koobka horyaalada yurub

Daafaca reer France waxaa uu sheegay in kubada wax walba laga filankaro banoonina aan laqiimeyn Karin waxaana uu yiri “wali lagama badin Schalke “ waxaana uu kooxdiisa uga digay in ay is dhigtaan kulan soo socda

Dhanka kale Kooxda Real Madrid ee wadanka Spain ayaa doonaysa in ay dib ugu celiso kooxda Man City weeraryahnkooda reer Togo Emmanuel Adebayor kaas oo hada amah ugu ciyaara kooxda Madrid


Real ayaa umuuqata koox ku dan gaartay Emmanuel Adebayor waxaana dhaawac kazoo laabtay ninkii booskiisa loosoo qaatay ee Hugian waxaana Tababare Mourinho uu sheegay in ay uceli doonaan kooxdiisa xagaagan