Hambalyo: Badhasaabka cusub ee gobolka Saaxil Mud, Cali Maxamed Cilmi(Gadheer)

Berberanews-(Stockholm) Jaaliyada Qurbajooga Saaxil ee Sweden waxaa ay hambalyo u diraya Badhasaabka cusub ee gobolka Saaxil Mud, Cali Maxamed Cilmi(Gadheer).
Waxaa hambalyadan diraya xubno ka shaqeeya horumarka Saaxil iyo qaar ka mid shacabweynaha Jaaliyada Somaliland ee magaaladan Stockholm .
Waxaa diraya hambalyada
1.      Maxamed Ali X.siciid
2.      Cabdillahi cali Cawed
3.      jaamac xaaji Axmed
4.      maxamed siciid sheybe
5.      Cabdiraxman xuseen faarax
6.      Cali xaashi haamud
7.      Maxamed diiriye hirad
8.      Maxamed bille gaariye
9.      Sitiin siciid jaamac
10.  cali xaashi
11.  daahir siciid cabdilaahi
12.  Yuusuf mahad jaamac
13.  Axmed cali dheere
14.  Maxammed caraale
15.sulub xaaji raage
16.  sucaad yasiin jaamac
 
Dadkan kor ku xusani waxay hamblayo u dirayaan badhasaabka cusub ee caasimadda Saaxil Mud, Cali Maxamed Cilmi(Gadheer)
Waan ognahay horumarka balaadhan ee uu ka qabtay ,intuu xilka xogahaya hayey
, xilkana waxayna ilaahay uga baryayaan inuu u fududeeyo xilkaas shacabka uu u hayo, isuguna u guto xilkaas si xilkasnimo ku jirto, waxaananu ku leenahay ilaahay hawsha ha kula qabto.
 
Jaamac Axmed cabdi
stockholm /Sweden