Tacsi Marxuun Chief Caaqil Geedi Salebaan Xirsi

INNAA LILAAHI WA INNAA LILAAHI RAAJICUUN.


Dhamaan Ehelada Iyo Qaraabada Marxuun Chief Caaqil Geedi Salebaan Xirsi ,iyagoo  tiraanyaysan geeridaasi waxay tacsi u dirayaan Bulshadii uu Caaqilka u ahaa iyo Qoyska reer Salebaan Xirsi ,gaar ahaana xaaskiisa Deeqa Cabdiraxmaan iyo caruurtiisa oo aanu ka tacsideynayno,  Marxuunkaasi oo ku geeriyootay Magaalada Hargeysa S/land 25/08/2012.


Waxaanu leenahay Illahay samir & iimaan ha idinka siiyo Marxuunka , marxuunkana  waxaanu Eebe uga baryaynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo.aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin.

1- Chief caaqil Cismaan Salebaan Diiriye.

2- Adan Yusuf Elmi . .

3- Mustafe Adan Cali (Mustafe Shanle).

4- Maxamuud Cali Axmed(Jaadhi).

5- Maxamuud Cabdi Ciid iyo Dhamaan qoyska reer Cabdi Ciid Bookh.

6- Salebaan cali salad(Qalinle).

7- Xariir haybe X.Cabdi.

8- Muj Cabdiraxmaan cawil Xasan .

9- . Sh.Salebaan Cali Liibaan

10- Dr, Adan Siciid Liibaan.

11- Cabdi jaamac Adan(Cabdi buur).

12- Cali Cabaade weyd.

13- yuusuf cawed cali .

14. Fariid Diiriye Nuur,

15,shucayb Maxamed Gurux.

Marxuunka waxaanu ILLAHAY uga baryanaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.

Aamiin. Amiiiiiiiiiiiiiiiiin, Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Mar kale RABBI ha u naxariistee marxuumka, waxaanu  tacsida gaar u gaarsiinaynaa  xaaskiisii (Deeqa Cabdiraxmaan ) iyo caruurtiisa, waxaana leenahay dhamaan eheladii uu ka baxay Marxuumku samir iyo iimaan, geeri waa loo dhashay, cid ka badbaadaysaana ma jirtee.