Group D: Xulalka England Iyo France Oo Isku Garab Dhacay Kadib Markii 1 iyo 1 Ay Isla Dhaafi Waayeen.

England (Berberanews Sports):- Xulalka Franca Vs England ayaa galabta(Shalay Galab) wada ciyaaray kadib kulan xiiso badan oo aad loo wada sugayay  oo dhex maray labadaas Xul ee ku wada jira Group D.
Ciyaariyahan difaaca ka ciyaara ee Lescott ayaa Daqiiqadii 30 dhaliyay gool hogaanka ciyaarta ay ku qabatay Xulka England balse 9 daqiiqo kadib Samir Nasri ayaa Kubad qurux badan oo shuut ah ka dhaliyay meel xogaa u jirta Goolka Daqiiqadii 39.

Qeybtii hore ee Ciyaarta 1 iyo 1 ayaa lagu kala nastay markii la isku soo laabtay Qeybtii dambe ee Ciyaarta waxeey  labada xul abuureeyn Fursado ay ku dhalin karaan Goolal.
Dhamaadkii Ciyaarta Xulka Franca oo la wareegay Kubada ayaa weeeraray Goolka Xulka England Karim Benzama ayaa isku dayay dhawr jeer uu laaday kubaddo halis ah oo gool loo filan karayey.
Labadan Xul oo aad loo wada sugaya Ciyaartooda ayaa isku dhaafi wayay Bar baro 1 iyo 1 ah waxeeyna kuwada jiraan Group-ka D iyaga iyo Sweden Ukraine . 

Head boy: Joleon Lescott put England in front with a thumping, towering header from Steven Gerrard's free-kick
Head boy: Joleon Lescott put England in front with a thumping, towering header from Steven Gerrard's free-kick

 

Pure delight: Lescott was uncertain of his starting role before the game, but paid his manager back in the best possible way
Pure delight: Lescott was uncertain of his starting role before the game, but paid his manager back in the best possible way

 

Back in it: Samir Nasri produced a world-class strike from the edge of the box to draw France level
Back in it: Samir Nasri produced a world-class strike from the edge of the box to draw France level

 

Making a point: Nasri decided to 'shhh' the watching fans after his crucial goal for FranceChances: Both teams went close before the half was up, with Karim Benzema getting the best out of Joe hart
In the hunt: Alex Oxlade-Chamberlain was a real menace in the early stagesGetting forward: Steven Gerrard was at his buccaneering best from a deeper position in central midfield