Tacsi

Hargeisa(berberanews):- Axmed Siciid Cige, Cabdi Siciid Cige, Mubaarik Siciid Cige, Cabdi Jaamac Ducaale, Cabdilaahi Xaaji Faarax, Cabdirisaaq Cabdilaahi, Cali Jaamac Xaad. dhammaan waxay tacsi tiiraanyoleh u dirayaan eheladii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum Axmed Jibrill oo galabta ku geeriyooday magaalada Hargeisa. marxuumka alle ha u naxariisto intii uu ka tegeyna samir iyo iiman ha kasiiyo. aamiin aamiiin.