Hambalyo:Meher Wacan



1-      Aabo Maxamuud Cabdi Cali
2-      Hooyo Xaliimo Aadan Aw-ismaaciil
3-      Faysa Maxamuud Cabdi
4-      Ibraahim Maxamuud Cabdi
5-      Hibo Maxamuud Cabdi
6-      Hodan Maxamuud Cabdi iyo Caruurteed
7-      Hana Maxamuud Cabdi
8-      C/risaaq Maxamuud Cabdi
9-      Niciima Maxamuud Cabdi
Dhamaan Dadkaasi waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Boqorka Cumar Maxamuud Cabdi
Iyo Boqorada Hinda Cabdi Xuseen oo dhawaan Meherkoodu ka dhacay Hotel Dalxiis ee magaalada hargeysa Somaliland
Waxaananu ugu ducaynaynaa Ducadii Rasuulka (CSW) Baaraka Laahu Laka Wa Baaraka Calayka
Wa Jamaca Bayna Kumaa Fil khayr aw Bilkhayr
AMIN AMIN AMIN