Reer Xuseen Maraykan oo Tacsi u diraya Qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Idiris Ibaarhin

Dhammaan qoyska Reer Xuseen Maraykan oo kala ah
Marwo Caasha Xuseen Maraykan
Cabdi Xuseen Maraykan
Xasan Xuseen Maraykan
Aamina Xuseen Maraykan
waxay dhammaan reer Xuseen Maraykan Tacsi u dirayaan Qoyskii, qarabadii iyo ehaladii uu ka baxayWasiirkii hore ee Xannaanada Xoolaha Somaliland Marxuum Idiris Ibraahin Cabdi oo shalay lagu aasay magaalada Hargeysa, gaar ahaan waxaanu Tacsidan u diraynaa Marwadiisii Faadummo Siciid oo aanu Ilaahay uga baryaynayo inuu sammir iyo Iimaan ka siiyo Marxuumkana janada geeyo

Aaamiin Aaamiin