TACSI :INAA LI LAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN

Maxamed-rashiid Muxumed Faarax iyo Xaaskiisa, Mustafe Sacad Dhimbiil iyo Xaaskiisa, Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay) iyo Xaaskiisa, Khaalid Xaaji Aadan Cabdi (Jiilaani) iyo Xaaskiisa, Maxamed Xasan Xaaji Yuusuf iyo Xaaskiisa, Iid Cumar Cismaan iyo Xaaskiisa, Mukhtaar Axmed Cabdi iyo Xaaskiisa, Abiib Cabdilaahi Oomaar iyo Xaaskiisa, Maxamed Xuseen Jaamac (Rambo) iyo Xaaskiisa, Cabdirisaaq Xuseen Jaamac, Xuseen Muxumed Faarax, Khaalid Baashe Cabdi Gaboobe, Maxamed Xaaji Cabdi Nuur, Maxamed Cumar Cabdi (Ciro), Siciid Jaamac Cali, Cabdi-Khadar Cumar Cismaan, Aadan Cabdi Daahir, Maxamed Xuseen Jaamac (Roodhi), Dr. Axmed Xuseen Jaamac, Aamiin Cabdilaahi Xaashi (Jeesto), Cabdirisaaq Cabdiraxmaan Cabdilaahi, Cabdifataax Sh, Nuux Jaamca (Suldaanka Horumarka Somaliland), Faysal Cumar Madar (Qumuj), Muuse Yuusuf Maxamed, Cabdirisaaq Maxamuud Caalim (Cabdoo), Axmed Ismaaciil Cige, Maxamuud Saalax Ducaale, Cabdifataax Axmed Dheeg (Kalo), Axmed Maxamed Cabdilaahi (Bare), Nasri Ibraahim Axmed (Alamka), Cabdiraxmaan X. Xasan Muuse (Camaan).

Dhammaan dadkaasi Waxay tacsi u dirayaa alla ha u naxariistee MARXUUMIINTA KALA AH MARXUUM MAXAMED HUSEEN CAABI iyo MARXUUM CABDILAAHI CABDI AXMED (KUBADO). Oo Maalintii shalay ku geeriyooday Magaalooyinka LONDON iyo HARGAYSA, waxaanay ilaahay uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ay ka baxeena marxuumiintaasi uu samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin                                       Aamiin                                       Aamiin