HAMBALYO KU SOCOTA MUSHARAXA XISBIGA UDUB MUDANE JAMAL CALI XUSEEN


Hadaanu nahay dhalinyarada Magacayadoo hoos ku xusanyihhin kana soo kaal jeeda dhamaan Gobolad dalka waxaanu hambalyaynaa Musharaxa cusub ee UDUB  ee loo doortay  Maanta oo ay taariikhdu taha 3 Janaayo 2012 JAMAAL CALI XUSEEN oo ah masuul in badan ka shaqaynayey  wadamo badan oo caalmaka ku kalayaala oo  aaqoon iyo waayo aragnimo dheeraad ahna uleh mamulka iyo maaraynta dhaqaalaha.
 
Waxa aanu leenahay waa Xil ku haboon iyo xili ku munaasiba  Mudane Jamaal Cali Xuseen  in uu naqdo musharaxa cusub ee UDUB.  Waxuu manta xisbigaasi samayeey arrin taariikhda baal dahaba u gali doonta baal,  insha allah soona celin doonta taageeradii ay umada ku dhexlahayeen  .
 
Musharaxa  cusub oo aanu  aaminsanahay in uu horumar  kusoo kordhin doono Dalka ,Siyaasada qarankana uu tubfiican ku jihayn doono insha allah
Ugu danbayntii waxa aan alle uga baryeyna in uu xilkaas culus ee loomagacaabay Alle uu fudaydiyo .

  1. Eng. Axmed Abokor ,Maxamed
  2. Axmed Shaqale
  3. Mohamed Ali Ahmed
  4. Farxaan Maxamed Jaamac (Dawlad)
  5. Abdiqani Abdilahi fooxle
  6. Abdinaasir  Xasan Diirel
  7. Hoodo Aadan Xuseen
  8. Rooda cabdi muuse
  9. Mohamed Ibrahim Abdilaahi
  10. Jama Ahmed Ismail
  11. C/raxman Axmed Aadan
  12. Eng. Abdiqadir Xuseen C/laahi
  13. Saleeban Mohamed Ahmed
  14. Abdirashiid Mohamed X.Yusuf
  15. Mowliid Nuur Shire
  16. Farxaan Maxamuud Xidig
  17. Jaamac Ismaciil Nuur
  18.  Mukhtaar Cabdi Jama
  19. Ibrahim Suldan Cabdirahman
  20. Cabdicasiis xirsi warsame
  21. Prof. Mohamed Abdillahi Ducaale