Gudomiyaha xidhidhka gobolada sweden iyo Norwey xisbiga udub oo hambalyo iyo talo u diray Xisbiga UDUB

Dhamaan waxaan halkan salmaya shaqalaha berbera news  noo suro galisay in anu fikirka ku cabiro .
Anigoo ku hadlaya magaca xisbiga UDUB sweden
iyo dhamaan lamaha gobolada swedan . shir dag -dag ah oo anu kaga
arinsanay arimaha xisbiga ee cakiran waxaan isla garanay
 
1-In waxii khilafa lagu dhameyo wada hadal layskuna tanasulo
2-In imka ka laga wada hadalo sida xisbigu u soo bixi lahaa kaliya
3-In laga fogado hadalka saxafada laysku marinayo
4-In labda garab imka isku racaan musharax si (kmg) ku mel gadh
 
 
Garabka cali waran cade waxan u sheegayna inu bad badiyo xisbiga, madama u yahay nin siyasi ah sona waday xisbiga marka waxan lenahay Calow talo aday ku jogtaa iyo raga kula socda sidad ka yeshan xisbiga adaa leh,  lagama laha  haka hadhina wada howsha
Gudiga fulinta ee  dortay musharax waxan leyahay hanbalyo
dhiig cusub ba ku shubten xisbiga
waxaan hanbalyo uu diraya gudiga fulinta xisbiga Udub, oo saka dortay
musharax cusub , waxaan leyahay wax wayn baa qabteen .
Jamal MJali husen
Gudomiyaha xidhidhka gobolada xisbiga udub sweden iyo
Norwey,
Ahna afhayeenka xisbiga sweden
Mj. Abdi Haji Yusuf