Tacsi: Inaa lillahi wa’inaa illayhii Raajucuun

Tafatiraha Shabakada Wararka Berberanews Mr Maxamed Siciid Cabdillahi
Mustafe Maxamud Diiriye
Cabdifatax Ismaciil Warsame
Maxamed Cabdillahi Soofadhiiste
Cabdirisaq Cabdillahi
Shaafici Maxamud Diiriye
Maxamed Cawil Diiriye
Iyo dhamaan Hawl wadeenada Shabakadda Berberanews.com Meelkasta oo ay ku Sugan Yihiin waxay Tacsi tiiraayo leh u diyarayaan Dhamaan Eheladii, Qaraabdii iyo Axaabtii Gaar ahaan Mustafe Axmed Yassin Geeridii Naxdinta Lahayd ee ku timid Aabihii Marxuum Axmed Yassin Cilmi “Guunka ood”  oo shalay ku geeriyooday Dagmada Sheekh, Halkaasi oo isla xalayba lagu Aasay Dagmada Sheekh, Waxaanuu Marxuumka Illahay uga baryayaan in uu naxariistii jano ka waraabiyo, Eheladii, Asxaabtii iyo Qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iiman ka siiyo Aamin Aamin Aamin