HAMBALYO MEHER Ayaanle Xasan C/laahi & Ayaan Cali C/laahi

Hambalyo Meher—– Eng- C/qani Axmed Cigaal (C/qani Dankali ). C/qaadir Ismaaciil Baaruud(Askar) Maxamed Xasan. C/rixmaan daahir Buux , Pro-Axmed Xaaji , C/rixmaan (Yuuri) , Mubaarik Cadaani , Maxamed daahir Buux , Axmed sheekh, khaalid yare, muuse heersare, Eng-Axmed Kabo iyo Dhamaan hawl wadeenada Shirkadda qadaraasya ee Masno
Dhamaan Asxaabtaa waxa ay hambalyo aan la soo koobi karin udirayaan meherka
Ayaanle Xasan C/laahi
                                                      &
                                       Ayaan Cali C/laahi
oo Maanta Meherkoodu ka Qabsoomay 25/8/2016 Caasimadda somaliland Ee Hargeysa,
Waxa ay leeyihiin kuwii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwooqo AMIIN
AAMIIN AAMIIN AAMIIN 14039993_1060031534111817_9079460598461067538_n
 
 
 
 
 
 
 
Berberanews.com