TACSI

Berberanews;- C/laahi Xaaji Aadan Faarax, C/risaaq C/laahi Xaaji Aadan, Axmed Siciid Cige, Cabdi Siciid Cige, Mubaarak Siciid Cige, Canab Siciid Cige, Jamaal Cali Axmed, Cumar Cali Axmed, Eng. Cali Jaamac Xaad,  Maxamed Saleebaan Xasan (Madaxay
Dhammaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh udirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay marxuum IBRAAHIN JAAMAC CALI ( Geeljire).
marxuumka oo shalay lagu aasay magaalada Burco, waxay ilaahay uga baryayaan inuu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo asxaabtii uu ka tegeyna samir iyo iimaan ka siiyo.. AAMIIN.