Tababare Sir Alex naadigeebuu jeclaan lahaa in ay Final-ka Champion-ka ay ku kulmaan Real mise Barca?

Kadib markii Kooxda Man United ay kazoo adeegatay naadiga Schalke ayaa waxaa aduunka  lasaadaaliyay in naadiga .United ay soo gaartay Final-ka koobka horyaalada oo kadhici doona Wembley

Macalinka kooxda Red Devils Sir Alex Ferguson oo Ciyaarta markii eey dhamaatay ka dib Skysport uu weey diiyey cida ama kooxda uu jeclaan lahaa ineey ku soo aado Ciyaarta Finaalaha Fc Barcelona ama Real Madrid ayaa waxa uu yiri sedan

” kooxdii aan Calaf isku leenahay ayaan isku soo aadi doonaa laakiin bal aan soo baxno oo aan soo dhaafno Fc Schalke waxaana jacelaan lahaa in aan isku soo baxno oo aan isku soo aadno naadiga Real Madrid” ayuu yiri tababare Fargie

Hadalka macalin Sir Alex Ferguson ayaa waxa u taabtay in kooxda Man Utd eeysan jecleeyn ineey isku soo aadaan Fc Barcelona Maadaama dheg dhegeeda uu badan yahay balse ManU wexeey iloowday Macalinka hada wata kooxda Real Madrid Jose Morinho oo Caalamka looga yaqaan Champions League Quute !! (Abaha Bitiga/Nasiibka Jaambiyoonka).